WARARKA SOOMAALI

Daawo Waraysi:Xubno ka socday Khaatumo iyo Somaliland oo Caynaba shir ku lahaa oo ka hadlay wixii kasooo baxay-Video

Xubnihii ka socday Khaatumo iyo Somaliland   ee ku shiray Caynaba ayaa ka hadlay Kulamadii Halkaasi kusoo dhamaaday,   Waxaana Nasiib darada ugu wayn ee Halkaasi ka dhacday ay ahayd inay Dhinaca Somaliland ka socdeen Xubno kasoo Jeeda deegaanada Khaatumo.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Baashe Cali Jaamac  oo Horay Xil uga soo Qabtay Somaliland,   ayaa sheegay in loo balansan yahay Shirwayne ka dhaca Burco, oo Bulshada deegaanada SSC ay kula Midooayaan Somaliland, Siduu hadalka u dhigay.

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha khaatumo Abshir Cabdicasiis Sheekh , Wuxuuna sheegay inaysan Jirin Qodobo Saxaafada loosoo Bandhigay, Islamarkaana aysan Jirin wax la isku diiday Kulankii ka dhacay Caynaba.

SOMALI NEWS

To Top