WARARKA SOOMAALI

DAAWO:Bubaa oo sharafta ka qaaday Prof.Samatar“Miino ayaad ku Qarxisay Muuse Biixi,,iyo Muuse oo aan wali ka hadal Taariikhdisa madow ee lasoo faadhay-Video

Prof. Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa Jawaab Kulul ka bixiyey Hadalkii dhowaan kasoo yeedhay Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Kaasi oo  Ammaan uu ugu Jeediyey Muuse Biixi Cabdi oo ah Musharaxa Xisbiga Kulmiye.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Buubaa ayaa wuxuu sheegay Samatar inuu  Muuse ku Qarxiyey MIINO, Wuxuuna Xusay in arimaha uu ka hadlay ay yihiin Taariikh Madow oo Muuse uu galay, Islamarkaana ay ka mid ahayd Xiligii Jabahadii SNM dhacdooyin uu sameeyay iyo Xiligii uu Wasiirka noqday dagaaladii sokeeye ee uu ka Qayb galay.

DAAWO WAXA KALA QABSADAY PROF SAMATAR IYO PROF. BUUBAA.

SOMALI NEWS

To Top