WARARKA SOOMAALI

Daawo:Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Khaatumo oo maalintii labaad Gurmad iyo howlo Caafimaad ka wada duleedka Buuhoodle-Video

Madaxwayne Kuxigeenka Maamulka Khaatumo Maxamuud Abdilaahi Cali iyo Wafti Balaadhan oo Hogaaminayo Ayaa Maalintii Labaad Deegaano Hoos Yimaada Buuhoodle Ka Wada Gurmad Balaadhan Kaasi oo ah Mid Lagu Talaalayo Dadka uu Ku Dhacay Xanuunka Jadeecadu.

 

HALKANI KA DAAWO VEDIO

 

Madaxwayne Kuxigeenka Khaatumo Ayaa Fariin u Diray Shacabka iyo Jaaliyada Khaatumo inay Gurmad Deg Deg ah Deegaankaasi soo Gaadhsiiyeena oo Ka Dilaacay Xanuunka Jadeecadu Xiligan Loona Baahan Yahay in Dadka Deegaankaasi La Caawiyo.

 

[email protected]

 

 

 

SOMALI NEWS

To Top