iyadoo maalmihii lasoo dhaafay ay dagaalo ka dhaceen deegaano dhaca Waqooyiga Mudug iyo Koonfurta Sool ayaa waxaa sii Kordhaya Dedaalada Nabadeed ee lagu doonayo in arintaasi wax looga Qabto.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Boqor Burhaan Boqor Muuse oo kamid ah Isimada dhaqanka ayaa ka hadlay Colaada, Wuxuuna ku baaqay in la damiyo oo alle laga cabsado, wuxuna sheegay inay ka qayb gali doonaan Xal u raadinta waxyaabaha dagaalka sababay.