WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Wararkii ugu dambeeyay ee Doorashadda Gudoonka Baarlamaanka,Maxaa ka jira in ay baaqatay Doorashadda-Video

Qaar ka mid ah warbaahinta soomaalida ayaa waxaa lagu faafinayay in ay dib uga dhacday doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo qorshuhu yahay in Isniinta Maanta ah ay dhacdo,waxana arrinkaasi beeniyey guddiga doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Aadan Shaacir oo ah Madaxda Maaliyadda ee Guddiga doorashada ayaa sheegay in warkaas aan waxba ka jirin,isla markaana sidii loo qorsheeyey ay Maanta u dhaceyso

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top