WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Ciidamo ka goostay Maamulka Somaliland oo gaadhay Deegaanka Tukaraq ee Gobalka Sool-Video

Ciidamo ka tirsanaa Somaliland ayaa maanta ka soo goostay Maamulkaasi Waxayna Ciidamadan ay ku soo biireen Ciidamada Puntland, iyagoo isku soo dhiibay Saraakiisha Puntland ee Jiida ay Labada dhinac isku hor Fadhiyaan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ciidamadan ka soo goostay Somaliland ayaa ahaa Ciidamada Guutada Gacan libaax oo fadhigooda uu ahaa Jiida hore, Saraakiishii hogaaminaysay Ciidamadii ka soo goostay ayaa ka warbixiyey waxa ay Go’aankan ku Qaateen.

SOMALI NEWS

To Top