Tallaalka looga hortegayo Cudurka halista ah ee COVID-19 ee todobaadkii hore soo gaaray gudaha dalka Soomaaliya ayaa la gaarsiiyay deegaanada Sonaliland.
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaan weli qaatan tallaalka COVID-19, waxaana la shaacisay waqtiga uu qaadan doona Madaxweynaha talllaalka.
Cudurka COVID-19 ayaa si darran ugu faafay deegaano ka tirsan Somaliland, isla markaana waxaa jira dad u geeriyooday, halka kuwo kalena uu haayo, kuwaasi oo aan qaadan tallaalka.
Halkaan ka Daawo Warbixin ku aadan tallaalka COVID-19 ee Muuse Biixi.
