WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Wafti ka socda Maamulka Puntland oo gaadhay maanta Deegaanada Xiisaddu ka taagan tahay iyo Garaad Saleebaan-Video

Wafdi ka socda Maamulka Puntland ayaa maanta si kadis ah ku tagay deegaanadii xiisadu ka taagneyd xubanahan ayaa tagay deegaano kala duwan ee ay colaadu ka taagneyd .

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xubnahan waxaa kamid ahaa qaar kamid ah isimadda dhaqanka ee Gobalada sool oo uu hoggaaminayo Garaad Saleebaan iyo xubno kale iyaga oo hubaysan.

 

SOMALI NEWS

To Top