WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Shacabka Burco oo meel adag iska taagay Xiisadda ka dhaxaysa Puntland iyo Somaliland-Video

Shacabka magaalada Burco oo maanta la hadlayay warbaahinta ayaa ka hadlay xiisadaha dhawaan kasoo cusboonaaday deegaano kamid ah Gobalka Sool gaar ahaan Tukaraq oo xiisad Maamulada Puntland iyo Somaliland ay u dhaxaysaa ka taagan tahay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shacabka ayaa guud ahaan deegaanada ay xiisadu u dhaxayso waxaa ay ugu baaqeen in ay ilaaliyaan nabadda isla markaana ay ka dheeraadaan wax kasta oo sababi kara wax sababi kara dagaal.

 

 

SOMALI NEWS

To Top