WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Faysal Cali Waraabe oo Muuse Biixi dhaliilo kulul iyo eedo dusha ka saaray-Video

Faysal Cali Waraabe gudoomiyaha Xisbiga Muaacaradka ah ee Ucid ee Maamulka Somaliland oo maanta warbaahinta kula hadlayay Hargeysa ayaa dhaliilo dusha uga tuuray Xukunka Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Muuse Biixi ayuu faysal Ku dhaliilay in uusan waxba ka qaban dhaqalaha Somaliland,sidoo kalena waxa uu ku dhaliilay in uusan qaabkii loo doortay waxba u wadin.

 

SOMALI NEWS

To Top