Wafdi ka socda Maamulka Puntland ayaa maanta si kadis ah ku tagay deegaanadii xiisadu ka taagneyd xubanahan ayaa tagay deegaano kala duwan ee ay colaadu ka taagneyd .
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Xubnahan waxaa kamid ahaa qaar kamid ah isimadda dhaqanka ee Gobalada sool oo uu hoggaaminayo Garaad Saleebaan iyo xubno kale iyaga oo hubaysan.
