WARARKA SOOMAALI

Daawo- Xaflad weyn oo Gacan ku Dhiiglle lagu cafiyey oo lagu qabtay Widhwidh & Waxa laga baran Karo-Full video.

Widhwidh Waxaa Maanta Magaalada Widhwidh Lagu  Cafiyey Gacan Kudhiigle Amed Cabdi Maxamed Oo Dhawaan Balicad Kudhilay Marxuun Xasan Mursal Saalax Maxamed Odayaasha Iyo Jifida Axmed Ayaa Soowareejiyay Gacan Kudhiiglaha Yagoona Kuwreejiyey Jifida Xasan Mursal Oo Yaguna Cafiyey Kuna Badashay 100 Halaad Oo Mag Ah

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

Odayaasha Aqoon Yahanka Widhwidh Ayaa Dhamaan Uduceeyay Labadaas Qoys Ee Isku Mid Ka Ah Ee Shaydaanku Dhexmaray Yagoona Alle Uga Baryey In Alle Xaqaa Uu Tusay Uu Kayeelo Kuwii Kusii Iimaan Sada.

Zakariye Wadan.

SOMALI NEWS

To Top