WARARKA SOOMAALI

Daawo Waraysi:Cali Khaliif Galaydh oo Hargeysa ka sheegay haddii wada hadalka Khaatumo iyo Somaliland socon waayo in uu Jabhadeyn doono-Video

Dr. Cali Khaliif Galaydh oo  Soomaaliya kasoo qabtay Xilala kala duwan oo ay ka mid yihiin  R/wasaare Iyo  Xildhibaan, Sidoo kalana Noqday  Madaxwaynaha maamulka khaatumo ayaa wuxuu ka hadlay Inuu Xiligan diyaar u yahay Xil uu ka Qabto maamulka Somaliland.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Siyaasad Danbe oo Soomaaliyeed oo anigu aan gelayo ma Jirto, Wadahadalka Somaliland dhaqaale iyo Xil kama Rabo, In igu Filan waan soo Shaqeeyay,   Hada waxaanba doonayaa inaan Wakhti la Qaato Carruurtayda,  Wixii hada ka dambeeya Siyaasada ceeb ayaa laga gaadhayaa inaan kusii Jiro” Ayuu yidhi.

Ugu dambayntii wuxuu sheegay in hadii ay socon waayaan Wadahadalka Khaatumo iyo Somaliland,  uu dib u Jabhadayn doono.

SOMALI NEWS

To Top