WARARKA SOOMAALI

Daawo:Degmadda Widhwidh oo xalay si weyn u Roobsatay iyo Baliga oo buuxa Saaka-Video

Widhwidh Waxaa Saaka Salaadkii Subax Degamada Widhwidh Ee G-Cayn Kacurtay Roobkii Dayrta Waxaana Saaka Buuxsamay Guud Ahaan Baliga Widhwidh Baraagaha Jidhaamaha Iyo Meelkasta Oo Kamid Magaalada Widhwidh

Hadaba Tvga Somali News Oo Dadka Dareenkooda Weydiiyay Ayaa Waxay Ahaayeen Kuwo Aad Ufaraxsan Yagoona Alle Ugu Mahad Naqay Nimcada Uu Ugu Deegay

Degmada Widhwidh Ayaa Mudan Danbe Ahayd Mid Abaara Waxaana Saaka Buux Dhaafay Baliga Weyn Ee Widhwidh Caanka Kutahay

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA

Degaano Badan Oo Katirsan G- Cayn Ayaa Siweyn Xalay Ilaa Saaka Uroobsaday Waxaana Saaka Dadka Iyo Duunyaduba Ay Yihiin Kuwo Nimcada Ebe Kufaraxsan

SOMALI NEWS

To Top