WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Suldaankii Muuse Biixi u qaabilsanaa Olalaha Gobaladda Bariga oo hadal uu yidho dhawaan fadeexad xooggan kala kulmay-Video

Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi oo kamid ah Salaadiinta Deegaanada Maamulka Somaliland ayaa cambareyn xoogan iyo ceeb kala kulmay hadal uu dhawaan ka sheegay warbaahinta kaas oo uu Muuse Biixi ku taageeryaay isla markaana uu Somaliland iyo Beesha Isaaqba uga mahad celiyey Doorashadii ay doorteen Muuse Biixi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Suldaan Xasan oo kamid ah ahaa olalaleeya yaashii Muuse Biixi ee Gobalada Barioga ayaa sheegay in Somaliand ay tahay Jeegaan taas oo markii hadalkiisii la maqlay dad badan oo dega Somaliland ka caydhaysiisay isla markaana waxaa uu hadalkiisii  kala kulmay cambaarey xooggan iyo fadeexad.

SOMALI NEWS

To Top