WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Biyo la,aan xooggan oo ka taagan Hargeysa iyo Odayaal kulan ka yeeshay-Video

Muran Xoogan ayaa ka Tagaan Biyaha Deegaanka Xumbo Wayne Taas oo Sababtay in Isimada Dhaqanka Somaliland kala Sheegtaan Biyaha Deegaanka Xumbo Wayne oo Hargaysa Biyaha Soo Gaadhsiiya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Odayaal iyo isimo Shir Ku Qabtay Magaalada Hargaysa ayaa Sheegay in Hadii Hargaysa Biyaha ku Heshiin waydo aanay Wax kalana ku Heshiin Doonin

SOMALI NEWS

To Top