WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Soomaliland iyo Puntland oo isku diyaarinaya Dagaalkii ugu cuslaa iyo Taakuleynta Ciidamadda-Video

Hargeysa (Horufadhi News)-Maamulka degmada Gabiley ee Galbeedka Hargeisa ayaa Deeq isugu jirta Raashin iyo Saddex Booyadood oo Shidaal ah oo ku kacday Qarash gaadhay 80-kun oo Dollar waxay gaadhsiiyeen Wasaarada Gaashaandhiga ee Somaliland, Waxaana Halkaasi ka hadlay masuuliyiinta Wareejiyey iyagoo sheegay inay tahay Deeqdii Labaad ee ay bixiyeen.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Arintan ayaa ka dhigan in Puntland iyo Somaliland ay ku jiraan Diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee Dagaal Qadhaadh oo mar kale dhexmara Labada dhinac, Waxaana Gurmado kala duwan ay Gaadheen Jiidaha ay labada dhinac isku

SOMALI NEWS

To Top