WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Soomaliland Maxakamadda Hargeysa oo Xukuno kala duwan ku riday maanta Rag ka ganacsanayey Xayawaanka Diinka-Video+Warbixin

Maxakamadda Maamulka Somaliland ee Magaalada Hargeysa ayaa maanta xukuno kala duwan ku riday rag la lagu soo qab qabtay iyaga oo ka ganacsanaya Xayawaanka Diin-diinka,Maxakmadda ayaa mid kasta oo kamid ahaa ragii Diinka lagu soo qabtay ku xukuntay 3 sano oo xabsi ciqaabeed ah iyo waliba lacag ganaax ah,sidoo kalw waxaa la xukumatay Somaliland gaadhigii Diinka waday ee lagu soo qaaday,waxaana halkaas xuriyadiisa dib loogu celiyey Diinkii lagu qabtay.waxaana ay wasaaradda Deegaanka amar ku siiyeen in ay la wareegto Xayaawanka Diinka oo Daryeesho.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top