Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal oo ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani ayaa Somaliland ku Tilaamay Dawlad Yar oo isaaqiya ah Sida uu Hadalka u Dhigay.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Somaliland oo ay Dagaan Beelo kala Duwan Waxaa Awooda Maamulka isku Koobay Beesha Dhexe (isaaq) Waxaana Taasi ay Sababtay in Somaliland Ka Dhaqaaqi Waydo Halkii Lagu aas aasay.