Shacabka magaalada Burco oo maanta la hadlayay warbaahinta ayaa ka hadlay xiisadaha dhawaan kasoo cusboonaaday deegaano kamid ah Gobalka Sool gaar ahaan Tukaraq oo xiisad Maamulada Puntland iyo Somaliland ay u dhaxaysaa ka taagan tahay.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Shacabka ayaa guud ahaan deegaanada ay xiisadu u dhaxayso waxaa ay ugu baaqeen in ay ilaaliyaan nabadda isla markaana ay ka dheeraadaan wax kasta oo sababi kara wax sababi kara dagaal.
