WARARKA SOOMAALI

Daawo- Wada hadalo kale oo Caynaba ka furmay iyo Xubnihii Khaatumo oo badankoodu tegay halkaas-SAWIRO

Caynabo Waxaa Galabta gaadhay magaalada Caynabo wafi uu hogaaminayo madaxweynaha Maamulka Khaatumo prof galaydh waftidan ayaa kakoon Nayd Golayaasha Kaladuwan Ee Maamulka Khaaumo Odayaal Wax Garad Aqoon Yahan Qurba Joog Culimo Iyo Qaybaha Bulshada Waxaana Waftidan Ay Lakulmaysaa Madaweynaha Maamulka Soomaliland Axmed Maxamed Siilaanyo
Kulan Madaxda Khaatumo Iyo Soomaliland Ayaa Noqonayaa Wadahadaladii Mudada Dheer Soosocday Waxaana Lafilayaa In Kulan Uu Bilaami Doono Maalinta Beriya Hadii Rabi Idmo
Qoraalkan Waxaa Ku Saxeexan Wasiirka Warfaafinta Khaatumo Axmd Xaaji Cali

 

SOMALI NEWS

To Top