WARARKA SOOMAALI

Daawo:Xaaladda Dhaawacyadii Soomaalida ahaa ee loo qaaday Dalka Turkiga iyo Safiirka Soomaaliya ee Turkiga oo aan seexan-Video

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Warbixin ka hadlaysa Xaalada Dhaawacyadii Qaraxii Soobe ee lageeyay dalka Turkiga, Sida ay u kala Culusyiin iyo Sida loola Tacaalayo Xaaladooda.

HALKAN RIIX DAAWO VIDEO

Safiirka dawladda Soomaaliya ee Turkiga Jaamac Cabdullahi Caydiid oo aan Hadhsan intii dhaawacyada la keenay, ayaa ka Warbixiyey Xaalkooda iyo Sida ay u kala Culusyihiin, Waxaana sidoo kale Qayb wayn ka qaatay Ardayda Soomaaliyeed ee wax kabarta dalkaasi Turkiga.

SOMALI NEWS

To Top