WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Qarjab wasiirka warfaafinta Maamulka Puntland “Somaliland iyo Al-shabaab nooma kala sokeeyaan,,-Video

Wasiirka Warfaafinta ee Maamulka Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa maanta kula hadley saxaafada magaalada Bosaso ee xarunta gobalka Bari.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cabdi Xirsi ayaa ka hadley arrimo ay ka mid yihiin Tukaraq xaalada colaadeed ee ka taagan, safarkii Madaxweyne Farmaajo, qoraal ay BBC ka qortay safarkii Farmaajo ee Boosaaso iyo arrimo kale.

 

SOMALI NEWS

To Top