WARARKA SOOMAALI

DAAWO:-Q/Midoobay oo Baaq Deg-deg ah kasoo saartay dagaalkii Muqdisho

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa War kasoo saaray dagaaladii u dhexeeyay Ciidanka dowladda iyo kuwa taageersan Mucaaradka oo kasoo horjeeda muddo kordhinta Farmaajo oo shalay ilaa iyo xalay ka dhacayay Muqdisho.

Qaranada Midoobay ayaa dhinacyada iska soo horjeeda ku boorisay inay muujiyaan is xakameyn, isla markaana la joojiyo dagaalka, iyagoona xusay in rabshadaha dhacaya aysan xal u aheyn is marin waaga siyaasadeed ee haatan taagan.

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaaladii ka dhacay Caasimadda, in kastoo aan si dhab ah loo xaqiijin inta uu la egyahay, waxaana weli la isku hor fadhiyaa goobaha ay dagaaladu ka dhaceen oo dhufeysyo laga sameeystay.

Halkaan ka daawo Muuqaalka.

SOMALI NEWS

To Top