WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Muuse Biixi oo si qoto dheer uga hadlay Dagaalka Koonfurta Gobalka Sool-Video+Warbixin

Muuse Biixi Cabdi Madaxwaynaha Somaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadlay Colaada u dhaxaysa Beelaha Mudug iyo Sool ee maalmihii lasoo dhaafay ka taagnayd deeganada  Qoriley iyo Magacley.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Muuse Biixi ayaa sheegay inaysan Jirin Sabab uu dagaalka Noocaasi ah kusii socdo, oo ay dad badan ku dhintaan, Sidoo kalana wuxuu sheegay inay dhankooda diyaar u yihiin qayb ka qaataan Nabada, Wuxuna Fariin u diray  Dhinaca Puntland iyo Kililka Shanaad ee Itoobiya.

SOMALI NEWS

To Top