WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Murugadda iyo Xanuunka aabe ka sheekaynaya Xaaskiisa iyo Carruurtiisa oo Liibiya hortiisa lagu fara xumeeyay-Video

Cabdiraxmaan Ibraahim Barrow, oo ah aabe isaga iyo qoyskiisaba laga soo celiyay dalka Libya ayaa ka sheekeeyay rafaadkii uu Libya kala kulmay, isagoo sheegay in xaaskiisa isaga iyo caruurtiisa hortooda lagu kufsday.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

C.raxmaan iyo Qoyskiisa ayaa kamid ahaa dadkii dhowaan dawladda Soomaaliya dib  ugu soo celisay magaalada Muqdisho, Wuxuuna Bulshada ka codsaday in la taageero.

SOMALI NEWS

To Top