WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Dowladda Kenya oo Mucaaradka Dowladda Farmaajo ku war galisay in aysan ku shiri karin Wadankeeda-Video

Dawladda Kenya oo Xidhiidh dhow kala dhexeeyo Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay Inaysan Aqbali doonin in dalkeeda ay ka dhacaan Kulamo iyo duulaan ka dhan ah Qaranimada Soomaaliya iyo Xukuumada ay Hogaamiyaan Madaxwayne Farmaajo iyo R/wasaasre Khayre.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Gudoomiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka ee Dawladda Kenya Aadan Barre Ducaalle ayaa Arintaasi ku dhowaaqay, Waxayna kusoo beegmaysaa iyadoo horey Kenya ay Culays u saartay Siyaasiyiin doonayey Inay Qabsadaan Kulamo ka dhan ah Xasiloonida Soomaaliya.

SOMALI NEWS

To Top