WARARKA SOOMAALI

Daawo:-muuqaal aadan jecleysan doonin,xakuu ku dambeeyay Bangigii Ganacsiga Soomaaliyeed-Video

Bangigii Ganacsiga Soomaaliya wuxuu ka mid yahay dhismayaashii ku bur buray dagaaladii sokeeye ee dalkeena Soomaaliya soo maray.

Dhismahani bur burka ka muuqda ayaa ka mid ahaa dhismayaashii ugu muuqa wacnaa Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho,wuxuuna ahaa Bangigii Ganacsiga ee dalka.

1991-kii ayay Muqdisho noqotay mid muuq doorsatay xilli ay ku jirtay loolan kala dhaxeeyay caasimadaha horumaray Aduiunka,balse waxaa dib u dhigay bur bur ku reebay dagaaladii dalka soo maray.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top