WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Maxaad kala socotaa xaaladda Caafimaad ee Dadkii ku dhaawacmay Qaraxyadii Jimcihii ka dhacay Muqdisho-Video

Xaalada Caafimaad dadkii ku dhaawacmay Qaraxyadii maalin ka hor gil gilay Muqdisho ayaa la soo sheegayaa in qaarkood ay liidato halka qaar kale ay soo hagaageyso.

Cisbitaalka Madiina oo inta badan la geeyay dhawacyada ayaa la soo sheegayaa in qaarka Xaaladooda liidato loo raadinayo in dibadda loo qaado,kadib markii Dowladda Soomaaliya ay balan qaatay.

Madaxda Caafimaadka Cisbitaalka Madiina ayaa sheegay in ka badan 20-ruux oo dhaawacyo kala duwan qaba ay isbitaalka Jiifaan kuwaasi oo baxnaano u baahan.

Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada weerarka jimcihii lagu soo qaaday Muqdisho.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top