WARARKA SOOMAALI

DAAWO:-Milateriga Indonesia oo Shaaciyay in uu degay Markab la waayay

Milateriga Indonesia ayaa shaaciyay in uu degay markab Gujis ah oo la lala’aa tan iyo Arbacadii.

Lama oga inay jirto cid ka badbaaday 53 badmaax oo saarnaa gujiska. Markabka ayaa ku lumay xeebaha jasiiradda Bali kaddib markii uu codsaday inuu quuso si uu uga qeyb qaato dhoolatus loo adeegsanayo gantaallada badda hoosteeda lagu rido.

Wuxuu sidatay oo keliya oksijiin ku filan saddex maalmood.

Halkaan riix si aad u Daawato Muuqaalka Warbixinta.

SOMALI NEWS

To Top