WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Maxaa sababay khilaafka ka dhaxeeya imaaraadka iyo Dowladda Soomaaliya-Video

Axmed Ciise Cawad oo ah wasiirka arimaha dibada soomaaliya ayaa kahadlay xaaladihii ugu danbeeyay dalka soomaaliya iyo khilaafka xoogan udhaxeeyo dowlada soomaaliya iyo Imaaraadka carabta.

Wasiirka ayaa ka warbixiyay waxyaabihii ugu danbeyse arintaas kahadlay waxaana wax badan kashaaciyay arintaas iyo sida kayeeli donaan dowlada soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top