WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Maxaa Puntland uga qorsheysan Wasiirka cusub ee gaashaandhiga Soomaliland-Video

Hargeisa  (HM ) Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maalintii shalay  Wasiirkii hore ee Cadaaladda oo ah Nin dhalinyaro ah, Wuxuu u magacaabay  Wasiirka Gaashaandhiga, Iyadoo Xilkaasi laga Qaaday  Wasiirkii Gaashaandhiga iyo Masuuliyiin kale.

Cabdiqani Maxamuud Caateeye Wasiirka Cusub ee Gaashaandhiga Somaliland, ayaa ugu horayn soo dhoweeyay Xilka loo magacaabay, Wuxuuna  mar laga waydiiyey Waxa uga Qorshaysan Puntland oo Xiisad kala dhaxayso Somaliland ku Jawaabay.

“Puntland anaga waxba  Nagama dhexeeyaan, Anagu Xadkayaga ayaanu Ilaashan doonaa, Puntland waa maamul wax noo dhigma maaha, Xadka Somaliland hadii Cidi Caaradeed loosoo Gudbbo waxa sharciga Somaliland dhigayo baa laga yeelayaa” Ayuu yidhi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top