WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Maxaa kasoo kordhay Shirkii Beesha Bahararsame uga furmay Deegaanka Xidhxidh iyo wararkii ugu dambeeyay-Video+Warbixin

Magaalada Xidh Xidh ee koonfurta gobolka Sool waxaa ka furmay maanta shirkii dhawahanba laga hadal hayay in uu halkas ka furmayo ee Beesha Bahararsame.shirka oo ay beeshu sheegtay in ay kaga tashanayso aayaaheda waxaa ka qayb galaya madaxda dhaqanka oo uu ugu horeeyo Garaad Jaamac Garaad Cali, siyaasiyiin uu kamid yahay Cali Khaliif Galaydh iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top