WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Maxaa ka jira in uu Hargeysa tago Taliyaha Sirdoonka Soomaaliya?-Video

Hargeysa (HM)-Soomaliland xubno kamid ah xisbiga Wadani ee Mucaaradka Soomaliland oo goordhow shir qabtay ayaa u jawaabay xubnihii Maxamed Kaahin iyo Faysal Cali Waraabe Hogaaminayeen oo shalay markii ay Kenya kasoo laabteen weeraray Abdirahmaan Cirro kuna eedeeyay inuu si qarsoodi ah ula kulmo Farmaajo.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

SOMALI NEWS

To Top