WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Muuse Biixi oo sii daayey Maxabiistii Puntland ee Dagaalka Tukaraq, Magacyadda-Video

Laascaanood ( HM) Madaxwyanaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Xoriyadooda dib ugu soo celiyey Maxaabiis lagu Qabtay dagaalkii Tukaraq ee Puntland iyo Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Maxaabiista Puntland ee lasoo daayey ayaa Gaadhaya 14-Maxbuus oo kuwaasi oo magacyadooda Warbaahinta loosoo Bandhigay.

Tallaabada uu Qaaday Madaxwyanaha Somaliland ayaa Afhayeenkiisu ku sheegay inay Somaliland mudnaan siinayso Nabadgelyadda.

“Cabdinaasir Cismaan Cali,  Cabdinuur Maxamed Cabdulle,  Maxamed Siciid Yuusuf,  Cali Faarax aadan ,  Maxamed Cabdi Caynab,   Cabdixaafid Cabdullahi Xalane,  Xuseen Siciid Warsame,  Cabdinaasir Maxamed Nuur ,  Maxamed Abshir Aadan,  Ibraahim Xasan Salaad,  Siciid Ducaalle Cali ,  Axmed Maxamed Axmed , Mahad Nuur Cali, iyo  Faarax Maxamed Cabdi. “

SOMALI NEWS

To Top