WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Maxaa iska badelay hal sano kadib Nolosha Ninkii ku Caan baxay ,,Aar Farmaajo iigeeya-Video

Waxaa markii la doortay Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed C.laahi Farmaamo Guud ahaanba Dalka Soomaaliya siwayn uga Caanbaxay C.laahi Daanyeerow ( Farmaajo ii Geeya ).

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu intaasi kadib soo dhowayn ka helay madaxtooyada, Wuxuuna isaga Tagay Noloshii Hore ee Beeralayda, Wuxuua hada ka shaqaystaa magaalada Muqdisho, Hadaba Sanad kadib maxaa iska badalay nolosha C/LAAHI DAANYEEROOW, Masa runbaa in dowlada somaliya eey shaqo siisay?

SOMALI NEWS

To Top