WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Shiikh Aadan Siiro oo Maamulka Somaliland uga digay Khatarta imaaraadka-Video

Shiikh Adan Siiro oo ka mid ah Culimada Deegaanada Maamulka Somaliland Gaar ahaana Hargaysa ayaa Maamulka Muuse Biixi uga Digay Khatarta kasoo Wajihi Karta Dawlada Imaaraat-ka oo uu Aadan Siiro Sheegay inay Dawlada Badan Soo Afganbiday oo ay Baabiisay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dawlada Imaaraat-ka ayaa Maamulka Somaliland Gacmo fara badan kula Jirta Waxaana mid ah Heshiiska Dakada Berbera Saldhiga Berbera iyo ArrimoKale.

SOMALI NEWS

To Top