WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Kacdoonka Madaxweynaha Dibad wareega ah ee Somaliland oo meel xasaasi ah maraya iyo Hargeysa-Video

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysi Cali Xaraare uu la yeeshay Mustafe Martin oo dhowaan ku dhowaaqay inuu yahay Madaxwaynaha United Somaliland, Waxaana la hordhigay Su’aalo ay kamid yihiin Maxaa u Qabsoomay, Halkee Xaaladu maraysaa, Mise Howshu waxay uga dhamayd Hadalkii horey uga soo yeedhay oo keliya ?

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxwaynaha United Somaliland ayaa wuxuu sheegay dhankiisa inay Guulo badan gaadheen,Islamarkaana hada ay heleen Taageerayaal aad u badan, Wuxuuna ka hadlay waxa dhexmaray Beesha caalamka, Gaar ahaan kuwa taageera Somaliland.

SOMALI NEWS

To Top