WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Faysal Cali Waraabe,muxuu ka yidhi xaaladda Itoobiya,arrimaha Khaatumo iyo wadahalka Dowladda Somaliya-Video+Warbixin

Faysal Cali waraabe oo ku sugan magaalada Baarliin ee dalka Maraykanka ayaa wuxuu ka hadlay Iscasilaadii Raysal wasaraaha Itoobiya Iyo Safarka uu ku joogo dalkaasi Jarmalka wuxuuna xusay in Dalkaasi u sheegi doonaan Heshiiskii ay la galeen Khaatumo si dhaqaalle fiican ay uga helaan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhinaca kale wuxuu ka hadlay Wadahadal la sheegay inuu dalka Jabuuti uga furmi doono Dawladda Soomaaliya iyo Maamulka Soomaliland, Wuxuuna Waraysi uu bixiyey uga hadlay arimo kale.

SOMALI NEWS

To Top