Madaxwayne Ku Xigeenka maamulka Somaliland C/Raxmaan Saylici oo saaka soo gaadhay magaalada Laascaanood ayaa kormeeray Jiidaha hore ee ay ku sugan yihiin Ciidamada Somaliland oo dhowaan ay ka qabsadeen Puntland.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Wafdiga Watay C.raxmaan Saylici oo ay ka mid ahaayeen Wasiiro ka tirsan Xukuumada Somaliland ayaa la hadlay Ciidamada Somaliland ee Halkaasi ku sugan, Waxayna sheegeen inaay Teg doonaan Xadka ay la wadaagaan Puntland, Hadana ay uga Joogaan inaan dhibaato dhicin.