WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Madaxweynaha Jabuuti oo ku dhaga hadlay Muuse Biixi iyo Gaas-Video

Muqdisho (Horufadhi News)-Madaxwaynaha Dawladda Jabuuti Ismaaciil ayaa ka hadlay Xaalada Soomaaliya iyo Qorshaha lagu dhisayo Ciidamadii xooga dalka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Ragii dalka lahaa waa kuwa Reer Reer isku dilaya, waxaa wanaagsan inaya Qaran u dagaalamaan, oo Wadankooda u dhintaa “Ayuu yidhi Geelle.

“Ragga lagacta bixiya ee leh waanu Goosanaynaa,  Waxaad goosanaysiin Goosta, Laakiin waxaan leeyahay ciidankii Soomaalidu isku duba dhac, Howshiisuna way u muuqaataa, Wixii loo igmaday way garanayaan. “ Ayuu madaxwayne Geelle oo dad badan ku sheegeen inuu Fariin dul xul ah u diray Somaliland iyo Puntland.

SOMALI NEWS

To Top