WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Xildhibaan Soomaliland ah oo si yaab leh uga hadlay Dagaalka u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland ee Gobalka Sool-Video

Laascaanood (Horufadhi News)-Xildhibaan dheeg oo ka tirsan Baarlamaanka Somaliland ayaa ka hadlay Xiisada Colaadeed ee ka taagan Deegaanka Tukaraq, ee u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Kolkii hore ee Lixdiii anaga ayaa idiin nimid, anagoo is jecel, Ciida iyo Carada idinkama aanu iibin, Dagaalku wuxuu ka socdaa Xadkaygii ayaan ilaashanayaa, yaan la odhan Tan Somaliland ma jirto.

“Daaroodkii Somaliland iyo Dhulkii ay deganaayeen ayaad naga Rabtaan, Balse anaga ayaa idinka Jecel Daaroodka Somaliland, marka aanu Qabsano ayaanu wax ka dhisnaa oo wax ka qabanaa “ Ayuu yidhi dheeg.

SOMALI NEWS

To Top