WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Maamulka Somaliland oo xidhay Qareen aad looga yaqaano Hargeysa iyo Sida wax u dhaceen-Video

Garyaqaanada Maamulka Somaliland ayaa Xukuumada Muuse Biixi ka Dalbaday inay Sii Dayso mid ka mid ah Garyaqaanada oo Xabsiga loo Taxaabay isaga oo aan Xasaanadii Laga Qaadin taas oo Sababtay in la is Waydiiyo Wadada Sharci ee loo Maray.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Deegaanada Maamulka Somaliland ayaa Waxaa Wax iska Caadi ah ka Noqday Xadhiga iyo Xabsiga Waxaana inta Badan Maamulka Somaliland Lagu Dhaliilaa Xoriyatul Qawlka.

SOMALI NEWS

To Top