WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Somaliland Xisbiga Wadani oo ku dhaggan Siyaasi ka tirsan Xisbiga Kulmiye oo Hargeysa iyo Muqdisho isaga goosha-Video

Faadumo Siciid oo ka tirsan Xisbiga Wadani ayaa si kulul Weerar ugu Qaaday Wasiirkii hore ee Arimaha debedda Somaliland,  Maxamed C.laahi Cumar Iyadoo ku sifaysan inuu dilaal yahay,  waxayna ka hadashay Kulamo uu la yeeshay Madaxda Dawladda Soomaaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Gabadh ayaa ku xidhan Waan ku Riyooday Soomaali wayn, Wiil ayaa ku xidhan Buug uu ka Qoray Farmaajo, Balse waa Nasiib daro in Maxamed C.laahi Cumar oo Katirsan Xisbiga Kulmiye inuu Tago Muqdisho, oo la kulmo Madaxda Dawladda Soomaaliya, Hadana aan la xidhin Isaga “ Ayay tidhi Faadumo Siciid.

SOMALI NEWS

To Top