WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Maamulka Somaliland oo war ka soo saaray maalinta Jaceylka adduunka oo maanta ku beegan-Video

Maamulka Somaliland ayaa War Culus Kasoo Saaray Maalinta Jacaylka Aduunka ee 14-February Waxaana Go,aanka Xukuumada Somaliland ee Arrintan ku Wajahan ku Dhawaaqay Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdalla Axmed.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Guud ahaan Culimada Soomaaliyeed ayaa Maalmihii ugu Danbeeyey ka Hadlayey Arrintan oo ah mid aah Sal iyo raad Toona ku Lahayn Diinteena Suuban ee islaamk.

SOMALI NEWS

To Top