WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Dhibaatadda xoogan ee ka taagan Dekadda Berbera iyo Gaadiidka xamuulka ah oo Badda ku dhaca-Video+Warbixin

Shilalka Gaadiidka ee Gudaha Dekeda Magaalada Berbera ayaa sii Kordhay Maalmihii Lasoo Dhaafay Waxaana Dhocda layaab leh Noqotay Markii Gaadhi kuwa Xamaalka ahi Quusay Gudaha Bada Berbera.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Masuuliyiinta Dekeda Magaalada Berbera ayaa ka Hadlay Shilalka dhacay iyo Sida Gaadhiga Bada galay loo soo Badbaadiyey Waxaana Muuqaal lasoo Duubay Muuijnayaan Gaadhiga oo Wiish Lagu Badbaadinayo.

SOMALI NEWS

To Top