WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Maamulka Somaliland oo ka hadlay Dhalinyaro Deegaanada Maamulka Puntland dhawaan lagu Afduubtay-Video

Maamulka Somaliland ayaa Markii ugu Horaysay ka Hadlay Dhalinyaro kasoo Jeeda Somaliland oo Dhowaan Lagu afduubay Deegaanada Maamulka Puntland Gaar ahaana Garoowe.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasiir ku Xigeenka Arrimaha Gudaha Maamulka Somaliland Maxamed Muuse Diiriye oo La Hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Dhowaan la Sii Dayn Doono Labadaasi Wiil.

SOMALI NEWS

To Top