WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Maamulka Muuse Biixi Lacag dhexdooda ku luntay isku tuur tuuraya iyo Sacad Cali Shire oo Beeniyey-Video

Hargeisa  (HM) Wasiirka Maaliyadda Somaliland Sacad Cali Shire oo maanta la hadlay Warbaahinta ayaa Beeniyey   80-Milyan oo Xukuumadii Siilaanyo ay ku Wareejisay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wuxuu sheegay inay jiraan Deymo kooban oo ay ka tagtay Xukuumadii Hore,  Balse wuxuu meesha ka saaray lacagta gaadhaysa 80-ka Milyan, oo maalintii dhowayd Hortiisa laga sheegay, waxaana muuqata inuu Culays soo baxay kadib   Xukuumadu dib uga laabtay Lacagta Deynta ah.

SOMALI NEWS

To Top