WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Maamulka Khaatumo oo ka jawaabay hadal Aflagaado ah oo ka dhan ah Reer Laascaanood-Video

Madaxwayne ku xigeenka Khaatumo Maxamuud Cali Caanonuug ayaa si kulul uga Jawaabay Hadalo kasoo yeedhay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe iyo Wasiirka Maaliyadda Somaliland oo Aflagaado Qaawan u gaystay Shacabka Laascaanood.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Wasiirka Maaliyadda ee Somaliland ayaa shacabka Laascaanood ku sifeeyay  dad Xoolo ah sida uu hadalka u dhigay ” Reer Laascaanood kama duwana xoolaha, maadaama aysan jirin dhaqan wanaagsan iyo diin celisaa. “ Waxayna Taasi keentay in siwayn ay  Bulshada deegaanku uga Cadhooto Gefkaasi Qaawan.

SOMALI NEWS

To Top