WARARKA SOOMAALI

Daawo:-Laascaanood odayaasha Beesha Bararsame oo ku baaqay in Maxakamad lasoo taago Cabdiweli Gaas-Video

Odayaal iyo Waxgarad Kulan ku yeeshay magaalada Laascaanood ayaa ku baaqay in Maxkamad Caalami ah lasoo taago Madaxwaynaha maamulka Puntland C.wali Maxamed Cali (Gaas).

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Odayaasha ayaa ku eedeeyay inuu Hogaaminayo Qayb wayna uu ka yahay dagaalkii iyo Colaada ka taagana Deegaanka Gumburka Cagaarre, Waxayna sidoo kale u mahad celiyeen Madaxwaynihii Hore ee Puntland oo dhowaan isagu sheegay in Ciidankii Puntland ee Difaaca ku jiray dagaalka ka qayb galeen.

SOMALI NEWS

To Top